Prof Gaandi oo kasoo dhex muuqday kulankii Jubbooyinka iyo hadal uu ka jeediyay

    21
    0
    SHARE

    Xildhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo dhawaanahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya dhowaana u dhoofay dalka Dibadiisa ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu qabtay magaalada London ee lagu xusayay sanad guuradii Afaraad ee kasoo wareegtay Ururka Qurbe-joogta Jubbooyinka.

    Hadal dheer oo uu jeediyay Prof Gandi ayuu uga hadlay arimo badan oo ku saabsan xaaladaha dalka gaar ahaan kuwa Jubbooyinka.

    Ugu danbeyntii ayuu shegay in u quud dareynayo in la gaaro xili si caadiya loogu tartami doono Madaxnimada Jubbooyinka Mustaqbalka.

     

    Leave a Reply