Qof ku Dhintay Fatahaadda Wabiga Shabeele Ee Magaalada Jowhar

    21
    0
    SHARE

    Dad beeralay ah Oo kusugan Magaaalada Jowhar Ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhaxe ayaa Warfaafinta Media Usheegay in Maanta Fatahaad Uu Sameeyay Wabiga Shabeele Uu Ku Dhintay Hal Ruux Oo ka Agdhawaa.

    Ninka Dhintay ayaa Kamid ahaa Dadka Beeralayda Ee Kunool Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhaxe Waxa Uuna Ku Sugnaa Beertiisa.

    Fataahada Wabiga Shabeele ayaa Mudooyinkaan Danbe Ahaa Mid Wanaagsan Waxaana la-Sameeyay Dadaalo looga Hortagaayo Fataahadda Wabigaasi.

    Maamulka Gobalka Oo Aan Talephan Kula Xariirnay ayaa Noo Sheegay in Uu Jiro Fataahadda Wabiga Balse aysan Ka Warqabin Geerida Qofkaasi,

    Ehelada Marxuumka Dhintay ayaa Warfaafinta Media Usheegay in Uu Geeriyooday Qofkaasi Kadib Fatahaad Wabiga Uu Sameeyay.

    Q/W/ by sharaawe

    Leave a Reply