Thursday, February 22nd, 2018

SIR: THAABIT OO KA SHALAAYAY HAL ARIN OO KU SAABSAN KHEYRE & SIDA UU ISKU BEDELAY SAAXIIBKIIS.

Published on January 23, 2018 by   ·   No Comments

Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Guddoomiyihii Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed uu ka shalaayay inuu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu ka saacido inuu qabto xilkaasi.

Saraaakiil u dhow Thaabit ayaa sheegay inuu ka xumaaday siduu isku bedelay Xasan Cali Kheyre oo saaxiibo dhow ay ahaayeen.

Thaabit ayaa ahaa shaqsigii loo magacaabi rabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya laakiin da’diisa oo 39-sano jir aheyd ayaa ka horjoogsatay, maadaama dastuurka uu qabo in dalka uu Ra’iisul wasaare ka noqon karo qof ka weyn 40 jir ah.

Thaabit ayaa u dadaalay in Kheyre uu xilkaasi qabto laakiin wuxuu sabab u noqday inuu waayo xilkiisa guddoomiyaha gobalka Banaadir.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK