Tahriibayaal Soomaali ah Oo Ka Sheekeynayaa Dhibkii ay Mareen,

Tahriibayaal Soomaali ah Oo Ka Sheekeynayaa Dhibkii ay Mareen,

38
0
SHARE

Iyadoo Mudooyinkii Ugu Danbeyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ay Ku dhamanayeen Xeebaha Udhaxeeya Talyaniga iyo liibiya ayaa Waxaa Noo Suurta Gashay inaan Qadka Talephanka Ku Halno Qaar kamid ah Dadkii Ka Badbaaday Dhibkaasi Ee Hadda Ku nool Qaaradda Yurub

Dadkaan Oo badan Dumar ayaa Warfaafinta.com Usheegay in aysan Soomaali Kula Dar.Daarmin in ay Sameeyaan Tahriib Wax Faa.iida ah Uu Leeyahayna aysan Jirin iyagoo Ka Sheekeeyay Marxaladii ay Soo Mareen,

Sidoo Kale Waxaa Dhibkaasi ka Shakeynayaa Waalidiin caruurtooda Ku waayay Xeebaha Udhaxeeya liibiya iyo Talyaaniga iyago Sheegay in aysan Ka War Heyn Nolal iyo Geeri Carurtooda Waxeyna Digniin Ujeediyeen Dhalinta Maanta Damacsan in ay Tahriibaan,

Leave a Reply