Tarsan : Shabaabku dhulka Hawiyaha ayeey Dagaalada ka hurinayaan ujeedooyin ayaana laga leeyahay

    94
    0
    SHARE

    Tarzan ayaa ku eedeeyay kooxda alshabab in ay dagaalada ka wadaan oo kaliye ay tahay beesha hawiye dhulka ay dagan yihiin, dantuna tahay in dib u dhac ku yimaado dhulka beelaha hawiye dagan yihiin.

    Siga oo lahadlayay dad farabadan ayuu sheegay in Hogaanka Alshabab deegaanada ay ka soo jeedaan ay tahay meel nabad ah, waxa uu intaasi ku daray in Godane beeshiisu ay ku naalooneyso nabad dantiisuna tahay in aanu ilmeheena wax barasho helin,

    Tarzan ayaa hadalkan qabyaaladeed waxa uu  ku calool jeclicsanayaa dad Gobolka banaadir, iyada oo aanu fiicneyn in dadka loogu yeero qabiil.

    Leave a Reply