Tarsan Oo Amar Ku Bixiyay Inaaney Dadka Muqdisho Aasi Karin Meyd Aaney...

Tarsan Oo Amar Ku Bixiyay Inaaney Dadka Muqdisho Aasi Karin Meyd Aaney Isaga soo Marsiin. Maxay Tahay Sirta Ku Jirta? (Dhageyso)

50
0
SHARE

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ee dowladda federalka ah ayaa shaaca ka qaaday inaanu hadda kadib aqbali doonin in la iska aaso dadka ku dhinta magaalada Muqdisho, isagoo amar ku bixiyay in meydadka dadka reer Muqdisho ee dhinta la marsiiyo xarunta CID.

Tarsan ayaa sheegay in arintan ay qeyb ka tahay is diiwaan galinta dadka sidaa darteedna loo baahyan yahay in war baahintu ka gadaan shacabka maadaama ay tahay arin cusub.

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si aad ah u hadal haya warka kasoo baxay gudoomiyaha gobolka Banaadir ee ah in qof walba oo xamar ku dhinta meydkiisa la marsiiyo xarunta dambi baarista ee CID.

halkan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha

[ca_audio url_mp3=”http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/01/Tarsan.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

 

[audio:http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/01/Tarsan.mp3]

Leave a Reply