WAR CULUS: Kooxda Aala Sheekh oo soo wada xisbi cusub oo mucaarad ah

    14
    0
    SHARE

    Kooxda Aala Sheekh ee uu ka mid ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markaan waxay soo wadaan xisbi mucaarad ah oo aad u xoogan.

    Shabakada Warkii ayaa heshay xog cusub kuna saabsan xisbigaan mucaaridka ah, waxaana la doonayaa in dhanka siyaasadda ay kula dagaalamaan Kooxda Damjadiid.

    Dhawaan waxaa dalk Sudan gaar ahaan magaalada Qartuum isugu tagi doona xubno badan oo ka mid ah Aala Sheekh, waxaana ay doonayaa in ay ku dhawaaqaan xisbigan.

    Ma aanu helin magac Xisbiga, hase ahaatee waxaa la doonayaa in sanadka 2016 uu ka qeyb qaato doorashada dalka Soomaaliya.

    Madaxda hadda haysa talada dalka waxaa lagu xanta inay yihiin Damu Jadiid, waxaana kuwii hore lagu xaman jiray Aala Sheekh.

    Leave a Reply