Wednesday, January 17th, 2018

WAR DEG DEG AH: DIL IYO KALA CARAR HAD AKA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO.

Published on December 23, 2017 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi lagu dilay nin la sheegay in uu ahaa Gudoomiye Laameed ka tirsan degmada Waaberi.

 

Dilka ayaa waxaa geystay Kooxo hubeysan oo la sheegay in ay saarnaayeen Mooto.

Ninka la dilay ayaa Caan ka ahaa degmada Waaberi, waxaana la sheegay in uu sanadyadii dambe ahaa Gudoomiye Laameed.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday sida ay Xaqiijiyeen dadka degaanka.

 

Ciidamada Ammaanka ayaa halkaasi soo gaaray, waxaana ay bilaabeen Howlgallo.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK