war deg Deg ah: Reysal wasaaraha oo iminka Baarlamaanka ka hor Khudbeynaya

    14
    0
    SHARE

    Ra’iislawasaaraha Somaliya C/weli Axmed Maxamed ayaa waxa uu hadda khudbad ka hor jeedinayaa Xildhibaanada Baarlamanka Somaliya oo kulan ku leh xarunta golaha Shacabka ee magaalada muqdisho.

    Dr C/weli ayaa waxa uu ka codsaday mudanayaasha baarlamaanka inay ansixiyaan Xukuumada uu so dhisay isagoona ballan qaaday inuu wax badan qaban doono hadii codka kalsoonida ay siiyaan sida :-

    • Sugida amniga
    • Dib uhabeynta dastuurka
    • Hormarinta dhaqaalaha
    • Hormarinta adeega Bulshada
    • Dib udhisida hay’adaha Dawlada iyo warar kale

    Leave a Reply