Wararkii ugu dambeeyey Abdi iley.

Wararkii ugu dambeeyey Abdi iley.

363
0
SHARE

3 diyaaradood oo Military-ga Ethiopia leeyihiin ayaa goor-dhawayd Jig-jiga ka dagay
– ilo-wareed aan ka helay Addis Ababa waxay sheegayaan in Ciidanka Military Ethiopia Cabdi iley gacanta ku hayaan oo muuqaalkii galabtana isla Military gu kasoo duubeen laakiin ciidanka Liyuugu dusha sare kaga sii xeeran-yihiin Guriga madaxtooyada ee lagu hayo Cabdi iley
– ilo-wareedkani waxay sheegayaan inay Military-gu rabaan inay Caawa habeenimo Cabdi iley hab dhuumaal ah loogu qaado Addis Ababa si halkaa loogu xidho.

– xaaladda gobalka ayaa u muuqata mid faraha ka baxday laakiin anigu 24-saac ka hor ayaan soo qoray “WIRIG-WAARIG”

ismaciil Ali ismaciil

Leave a Reply