Waxyaabaha Khal-Khal Geliya Jadwalka Caadada

    38
    0
    SHARE

    Waxaa mararka qaar dhacda in ay caadadu ka soo hormarto ama ka dibdhacdo waqtigeedii. Haddaba waxyaabaha khalkhalka geliya jadwalka caadada waxaa ka mid ah:

    Jawiga oo isbeddela, sida gabadhii ku noolaan jirtay magaalada oo u guurtay tuulo iyo taasi lidkeed.

    Jirka oo daal ba’ani ka haayo, sida kan ka dhasha socdaalka dheer, guuritaanka, cayaaraha isboortiga, iwm.
    Cudur ku dhaca haweeneyda (cudur caadi ah).
    Uurka, dhalmada, dilanka iyo cudurrada haweenka.

    Shaqada oo isbeddesha sida guri joog noqotay teeb garaacdo.

    – Welwel, baqdin ama naxdin fara badan sida kuwa ka dhasha geeri ku timaada xubin ehelka ka tirsan ama saaxiib, mehersiga, guurka, iwm.

    Leave a Reply