Xildhibaan Jeesoow oo leh “Axmed Madoobe waa al-Shabaab ee yaan la taageerin”

    29
    0
    SHARE

    Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayeey Warbaahinta ayaa waxa uu ka soo horjeestay Caleemo saarka maanta lagu Caleemo saaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Maamulka KMG ee jubba iyo Wasiirada Cusub ee uu dhawaan yeeshay.

    Xildhibaan ayaa waxa uu sheegay in Maamulka KMG ee jubba uusan ahayn Maamul sax ah oo aan waafaqsaneyn Dastuurka u yaalla dalka. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow aya ugu baaqay beesha Caalamka iney ka fiirsato Mamulka KMG ee jubba.

     

    Leave a Reply