Xildhibaan Sicid Xasan Shire oo loo doortay gudoomiyaha Baarlamanka Puntland

    14
    0
    SHARE

    Wararka ka Imaanaayo Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland ayaa waxaa ay Sheegayaan in ay Soo gabagaboowday Doorashadii Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland.

    Wareega sadaxaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland waxaa ku guulaystay Xildhibaan Siciid Xasan Shire, codeyntiina sidaan bay u dhacday:

    1. Xildhibaan Sicid Xasan Shire                                         40 cod

    2. Xildhibaan Cabdirashid Maxamad Xirsi                           26 cod

    Xildhibaan Siciid Xasan Shire ayaa horre u ahaa Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamad Farole, Madaxweynaha Puntland.

    Leave a Reply