XOG DHAB AH: Al-shabaabka Bay iyo Bakool oo badi Muqdisho kusoo kala...

XOG DHAB AH: Al-shabaabka Bay iyo Bakool oo badi Muqdisho kusoo kala carara

47
0
SHARE

Xog balaaran oo ay heshay Shabakada Warkii.com ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaabkii Bay Bakool badi ay kala firxadeen ka dib markii sheekada la sheegay in Itoobiyaan ay gaartay.

Waxaa la tilmaamayaa in ciidamo badan oo kuwa Bay iyo Bakool ee Al-shabaab ahaa soo galeen magaalada Muqdisho iyaga oo laba si usoo aaday dhanka magaalada.

Qaarkood waxa ay lasoo baxsadeen naftooda oo waxay doonayaan in magaalada oo aan laga aqoon ay ku nastaan.

Kuwo kale ayaa doonaaya in ay wax u dhimaan amniga magaalada maadaama ay iyagaba soo baxsadeen kana cabsadee ciidamada Itoobiya.

Ragaan ayaa magaalada maalmihii ugu dambeeyay si aad ah ugu soo qul qulaayay, waxaana laga dareemayaa qaarkood wejiyadooda.

Leave a Reply